Home
Hiigsigii iyo himiladii fogayd: Dr. Cabdishakuur Sheekh Cali Jowhar (1952kii – 2012ka)
Haa….Galab Isniineed ayay ahayd. Waa 13kii Meey, 2012ka. Waa bishii amranaydee aan bilahaba ku jirin. Maalin kale oo taariikheed ayaa ku soo darsantay. 
Carceer: Ereyadii: Xasan Xaaji Cabdillaahi, Ganey,
Maansadani waxay soo baxday 26/06/1986kii, waxaanay jawaab u ahayd maansadii Cibaaro ee uu tiriyay Alla ha u naxariisto e’ Cabdilqaadir Xirsi (Yam-Yam) taas oo uu ku weerarayo Maxamed Ibaraahim Warsame (Hadraawi) iyo Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye) 
Askar miyaa galbaday?
Waa maalin kale……maalin geesi kale galbaday….geerida loo dhalay waana wax aan la gafayn oo xaq ah….Guulluhu qabriga kuu nuur…Gabboodkaaga guryihii nagaa ee jannada ka yeel.
Dharaaraa na soo maray: Hanbalyo iyo Bogaadin
Waa Dharaar…..Waa Dharaar ka mid ah Dharaaraha ugu mudan dharaaraha ay shacbiga Somaliland tirsadaan. Waa Dharaar aynu ka yeelannay dharaarihii jaan ee uu inagu qasbi jiray nidaamkii inagu habsaday.

Cabdilahi Yuusuf Axmed iyo adduun-aragga siyaasiyiinta Somalida ee maanta
Alle ha ha u naxariistee, waxaa geeriyoodey ninmagic weyn iyo raad aan la yaraysan karin ku lahaa siyaasadda Somalida ee maanta, taariikhdii burburkeedana qayb wayn ku la haa.
Hadimiyo Hantaaq (Naqdi kooban: Buugga Cabdillaahi Yuusuf ee Halgan iyo Hagardaamo)
Haa……Qalinow lagu jecel….. Lagu jamay oo laguu jeel…..Taariikhayna ma nin kaa tallaabsaday oo tixgelin iyo qadderin marna aan ku temmedin ayaa maanta ku tashaday in uu kugu tar-sheegto…
Madasha Sawirrada: Iyo Toddobaadkan.
Toddobaadkan waxa madasha sawirrada inoogu marti ah, sawir taariikhiya oo aanu ka qaadnay qaar ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM.
Xusuusta walaal aan xiskayga ka tirmayn inta aan xayga ahay
Haa…..Hurdo dheer in aan ka toosay baa la moodaa…..Haddana waan soo jeeday…Xusuusta aan tirmayn ayaa keentay xadantada xubnahayga nugul xaradhaamisay.
Kala-guran: maanso
Waa maansadii ugu danbaysay ee uu curiyo hal-abuurka caanka ah ee Maxamed Ibraahin Warsame oo loo yaqaanno Hadraawi.
Madasha sawirrada ee toddobaadkan
Toddobaadkanna waxa madasha sawirrada inoogu marti ah sawir taariikhiya. Waa magaalada Addis Ababa iyo 1993kii.
Shirweynihii 6aad ee SNM
Kulan wanaagsan iyo mar kale. Si aynu xogogaal ugu noqonno sooyaalkii taariikheed ee la soo maray, waxaan halkan idiin ku soo gudbinayaa Go’mmadii Shirweynihii 6aad ee SNM.
Madasha Sawirrada iyo toddobaadkan
Toddobaadkan Madasha Sawirrada waxa inoogu marti ah laba sawir, Sawirka hore waa Axmed Sh. Faarax Colow oo loo yaqaannay Dhuxul. 
Launch of Amoud University Alumni Association
A launching Ceremony of Amoud University Alumni Association was held at Imperial Hotel, Hargeisa on Saturday Evening, 22/10/2011.
Xuska 27-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM
Giblo iyo mashxarad…Gelbis iyo ciyaar….Gardaadinta guul ku timid xinjiro gobo’ yidhi iyo nafo ku go’ay goobo sharafeed
Dhacdo waliba xusuus mudan, Ayaan waliba murugadeed iyo farxaded ba leh.
Ummad aan tariikh lahayni ummad ma aha, ummad aan qoraa lahaynina tariikh ma leh. Waxaan in badan akhriyay ama dhegaystay maqaallo (articles) badan oo uu qoray Boobe Yuusuf Ducaale.
Abaal-marinta hablihii imtixaannada ugu sarreeyay
Xafladdan oo lagu qabtay Hotel Maansoor subaxnimadii ay bishan Oktoobar ahayd 2da, 2011ka,waxa ka soo qayb-galay dadweyne iyo madax ka kala socday qaybaha kala duwan ee bulshada,
Madasha Sawirrada iyo Toddobaadkan
Toddobaadkan Madashada sawirrada waxa marti inoogu ah saddexan Mujaahidiin ah oo saamayntooda ku lahaa halgankii hubeysnaa
Xuska 14-guurada Aabbihii Miyuusigga Soomaaliyeed Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi (Qarshe)
Qormadan aan ku xusayo 14-guurada ka soo wareegtay maalintii uu god-galay Cabdillaahi Maxamed Maxamuud Xirsi oo loo yaqaannay Cabdillaahi Qarshe,
Sheeko gaaban:Cali-Guddaaf
Meel u ka yimid cid garanaysay ma jirin. Markii dalka dib loo xoreeyay ayaa arag la arko ugu horraysay. Nin dhib leh ma ahayn.
Madasha Sawirrada
Toddobaadkan waxa madashan inoogu marti ah laba sawir oo taariikhiya. Magaaladu waa Hargeysa. Waa Masjid Jaamaca oo laba jeer la kala sawiray.
Xeerkii Maaliyadda ee SNM

Toddobaadkan waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa Xeerkii Maaliyadda ee ugu danbeeyay ee SNM. Xeerkani wuxu soo maray heerar kala duwan oo hadba waa la qabyo-tirayay,
Madasha Sawirrada
Waa sawir taariikhiya oo ku taxan halgankii hubeysnaa ee dibuxoreynta qaran ee SNM horseedka ka ahayd. Waxaan u malaynayaa bil ahaan in ay Juun ku beegnayd,
Fankii sahaminta jeebka iyo jabhadayntii
Waa Qormo kooban oo wax ka taabanaysa noloshii jabhadnimo iyo waayihii adkaa ee aanu sannadihii noloshayada ugu fiicnaa ku soo qaadannay.
Madasha Sawirrada
Toddobaadkan waxa marti inoogu ah Madashan Sawirrada muuqaal aanu ka soo qaadannay Feeberweri 1989kii. Waa xaruntii SNM ee Balli-gubadle.
Wehelkaygii halgankii hubeysnaa
Maansadiisii Dhayalsi ee 6dii Ogos 1984kiiShahiid Axmed Maxamed Warsame oo loo yaqaannay‘Genius’ka hor tiriyay madashii Shirweynihii 4aad ee SNM tuducyo ku jiray waxa ka mid ahaa:





